Muqdisho, Abriil 18.2017-------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah xarumaha...
Xildhibaanno, mas'uuliyiinta xiriirkada kala duwan ee cayaaraha ayaa maanta sagootiyay Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Xiriirka kubadda Cagta ee Qaaradda Afrika...
Deeganka Hilme ee gobolka Mudug ayaa lagu soo waramaa in Hooyo iyo labo carruur ah oo ay dhashay ugu geeriyoodeen...
Xubnaha baarlamaanka ee Aqalka sare ayaa maanta kulan la yeeshay guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka, kaas oo ku...
Dowladda iyo shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya waxaa ay hambalyo u direyaan dowladda iyo shacabka jamhuuriyadda Turkiga natiijadii wanaagsaneyd ee ka...
Munaasabad kooban oo lagu xusayay maalinta dhir beerista qaranka oo maanta lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gubdineynaa sawirrada Wasiirka dhalinyarada iyo cayaarraha dowladda federaalka Soomaaliya oo muqdisho kusoo dhaweysay...
Kulanka Wadatashiga Madaxda Qaran iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Abriil 15 -16, 2017 Muqdisho Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Dowlad...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee XFS, Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda ayaa maanta kulan la xiriiray...
Xisbiga talada haya ee dalka Turkiga ayaa ku guuleystay aftidi dastuurka wax looga badalayey ee shalay ka dhacday dalkaasi, taasi...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho