Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in la fasaxay Miisaaniyadda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya bilaha July iyo...
(Muqdisho, 02 Agoosto, 2017) Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta ku qabatay magaalada Muqdisho shir wada-tashi ah oo looga...
15 Maxbuus oo ka mid ah 118 – ka Maxbuus ee Soomaalida ah ee ku xiran magaalada Mumbai oo aan...
Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) in uu noqdo la taliye sare ee xafiiska...
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Africa ayaa sheegay in 48kii saacadood ee ugu dambeeyey dalkaasi lagu dilay dhalinyaro Soomaaliyeed oo...
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay uga mahadcelinaysaa Xukuumadda iyo shacabka Jamhuuriyadda Shacbiga ee China deeqda cunno ee ay u...
Weerarkan ka dhacay magaalada Herat oo kutaala xuduuda dalka Afganistaan uu la wadaago dalka iiiraan waxaa ku dhintay 30 qof...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Dowladda Soomaaliya Cabdi Daahir Cusmaan oo ay wehlinayaan Dr. Cali Sheekh Axmed Abuukar lataliyaha Wasiirka,...
Qaar ka mid ah ehelada maxaabiista Soomaaliyeed ee in mudo ah ku xernaa dalka Hindiya oo siyaabo kala gedisan ula...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada oo habeen walba marka laga reebo habeenka Jimcaha ka baxa Radio Muqdsiho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya 09:30PM Fiidnimo...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho