Muqdisho, March 8, 2017-------Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta hambalyo u diray haweenka Soomaalyeed, isaga...
Munaasabadaan oo aheyd mid ka duwan kuwii hore ee lagu maamuusi jiray maalinta haweenka aduunka ee 8da maarso ayaa waxaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Jermalka u qaabilsan Soomaaliya iyo Kenya. Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed...
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug ahna siihayaha xilka Madaxweynaha Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Carabeey ayaa kulan la qatay Wakiilka gaarka ah...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa kormeer howlleed ku tagay xerada Ciidanka ee Damaayo oo ku taala...
S/Guuto Axmed Dayib Axmed (Dhegacaleen) iyo Saraakiil uu hoggaaminaayo ayaa maanta gegida Diyaaradaha caalamiga Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde) ku...
Taliyaha ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa amar ku bixiyay in ciidamada u shaqeeyaha hay'adaha sida...
Hay'adda UNODC ayaa maanta ku wareejisay Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed deeq buugaag oo ka kooban Buugaagta Xeerka Ciqaabta, Xeerka Habka...
Munaasibadda 8-da Maarso oo ay Haweenka adduunka si weyn u xusayaan maanta ayaa waxaa Hambalyo ku aadan Maalintan u dirtay...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Maxamed Adan Jimcaale (Koofi) ayaa maanta xariga ka jaray Xarun dhexe oo ay...
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...
RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho