Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen iyo Wasiiru Dowlaha Maaliyada Dowlada Federalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Xayir Ibraahin ayaa si...
Hay'adda Bisha Cas ee dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa maalinkii 21 aad waxaa ay magalaada Muqdisho ka wadda afurin ay...
Agaasimaha guud ee hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/sare Maxamed Aadam Koofi, ayaa sheegay in dowladda Norway ay aqoonsatay baasaboorka Soomaaliga...
Olole nafaadadeed ayaa saaka dhalinyaro wiilal iyo gabdho isugu jira ka bilaabeen gudaha Maqaayada Pizza House oo sadex habeen ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad-sugidda ayaa xalay...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Xalay Waxaa uu casha Sharaf Usameeyay Ergooyinkii ka Qaybgalay Shirkii Madasha Wada Tashiga Qaran Kaasi oo...
Diblumaasiyiin Soomaali iyo boqolaal arday Soomaali ah oo ka qayb galay munaasabad lagu xusayay 40 guuradii kasoo wareegtay markii ay...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeer shaqo oo uu ugu kuurgalayo sida ay ku...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka wareegga saddexaad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, iyadoo sidoo kale...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho