Maamulka Gobolka Baay ayaa sheegay in ay baaritaan ku wadaan waxa sababay dagaalkii koobnaa ee shalay gudaha Magaaladda Baydhabo ku...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa kulan looga hadlayey sidii dib loogu soo celin lahaa dadkii deeganadaas deganaa ee...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Wasirka Amniga gudaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale iyo Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Nabad sugida, Booliska Soomaaliya ...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya oo gaaray magaalo xeebedka Baraawe ee caasimadda u ah Dowlad goboleed...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09 June 2017 shir Jaraa’iid oo uu ku qabtay...
Mu’asasada Dacwada iyo Horumarinta ee Alminhaaj qaybta gobolka Bari ayaa si rasmi ah usoo gabagabeysay tartankii Qur’aan akhriska ee...
Iyadoo lagu jiro bisha fadliga iyo kheyrka badan ee Ramadan ayaa hadana suuqyada magaalada Muqdisho waxaa laga dareemay sare u...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaalia Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa xalay kormeer ku tegay qaar ka mid ah saldhigyadda booliiska...
Ciidamada dowlad goboleedka Puntland ayaa soo afjaray dagaalkii shalay ay maleeshiyaadka Shabaab ku soo tuulada Af urur ee deegaanka Galgala...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho