Madaxa arrimaha Ganacsiga Safaardda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan Dr : Cabdi Xakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa Gudoomiyaha...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan idiin soo gudbineynaa Sawirrada Banaanbaxa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay Madaxda sare ee dalka...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele (Xaaf) iyo wafdi uu hoggaaminayay Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si...
.Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mduane Xasan Cali Kheyre oo ka qeyb galay bannaan-bax lagu taageerayay 100-kii maalmood...
Waxaa maanta lagu waddaa in Magaalada Muqdisho lagu qabto Banaanbax uu soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir. Banaanbaxaan ayaa waxaa lagu...
Booliska Ingiriiska ayaa xaqiijiyey in lix qofood ay ku dhinteen 30 kalana ay ku dhaawacmeen kadib laba weerarar oo xalay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Eng C/raxmaan Yariisow oo ka hadlay howlgalka Xasilinta Caasimadda ayaa sheegay in...
Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa sheegtay in loo baahanyahay in laga heshiiyo qaabkii wax loo dooran lahaa Sanadka 2020. Xoghayaha...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho