Hey’ada ACT oo laga lee yahay Dalka Indensia ayaa maanta 40 Konteenar oo raashin ah ku Wareejisay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka...
Way adagtahay Dal in ka badan rubac Qarni burbursanaa, oo dagaallo Sokeeye ay ka socdeen muddo gaaban gudahood Dowladnimo iyo...
Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo wafdi uu hogaaminayo oo socdaal shaqo...
Muqdisho, 05 June 2017...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagey Wasaaradda Arrimaha...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa markale u fariisatay kiiska dacwadii la xiriirtay Allaha Unaxariiste Marxuum Ex-Wasiir, Xildhibaan Cabaas Siraaji oo...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Xafiiskiisa kasoo saaray wareegto. Markuu arkay : Dastuurka Dawlad...
Muqdisho, 05 June 2017....Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa kulan la yeeshay...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada hoose ayaa sheegaya in Qarax loo adeegsaday bam gacmeed uu ka...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo ka hadlayey banaan bax balaaran oo shalay lagu qabtay...
Waxaa 100 beri laga joogaa mudada talada madaxtinimo uu hayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federal-ka Soomaaliya, Maxamed Cabdulahi Farmajo, waxaan qormadan ku...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho