Saddex Qof ayaa ku geeriyootay 15 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray, markii uu Nin Hubeysan Rasaas ku furay...
Dardargelinta kordhinta dakhliga dalka iyo la dagaalanka musuqa ayaa dowladan u ah hal u dheg, si taas oo looga dhabeeyo...
Muqdisho, May 28, 2017….Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta dhagax dhigey dhismaha Jidka Soddonka oo is ku...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay sameynayso qorshaha canshuuraha looga soo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, iyo Hanuuninta Dadweynaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir...
Mashariidaan horumarineed ee ay maanta Muqdisho kula saxiixdeen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa ku saabsanaa horumarinta dhaqalaha, dowladda...
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya danjire Michael Keating, ayaa dadka Soomaaliyeed u...
Guddiga qaranka shaqalaha rayidka ee dowladda ayaa bilaabay xoojinta habka wada shaqaynta guddiyada shaqalaha ee maamul gobaleedyada sidii fursado shaqo...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo ku-xogeenkiisa ayaa maanta howlo kormeer ah ku tegay xarunta...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu...
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey laba xubnood oo buuxinaya boosaskii ka bannaanaa Guddiga Madaxa-bannaan...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho