Muqdisho 3 May 2017 - Madaxda Qaranka ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyskii iyo shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta laheyd...
Wasiirka Amniga Puntland Cabdi xirsi Cali qarjab ,Agaasimaah Hya’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Puntland ,Guddoomiyaha Gobalka Nugaal iyo Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha...
Wasiirkii Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Allaha u naxariistee Cabaas Sheekh C/laahi Siraaji ayaa goor...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya....
Tartankan ciyaareed ee Nabadda iyo ishex galka dhalinarada oo ay kawada qayb galeen kooxo ka kala socday xaafaaha Degmada Caabudwaaq ayaa ciyaartii...
Muqdisho, 3 May 2017 - Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay saxaafadda ugu hambalyeynaysaa maalinta caalamiga ah ee Xoriyadda Hadalka iyo...
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Maanta...
Doorashadii maanta ka socotay Magaalada Cadaado ee lagu dooranayay Madaxweynaha Cusub ee Galmudug yeelan doonto ayaa la soo gaba gabeeyay...
Natiiyada Horu Dhaca ah ee Doorashadii Maxweynaha galmudug ayaa sheegaysa in Wareeggii labaad ee Doorashada Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug la...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho