Qunsuliyadda guud ee Cadan waxay ku wargalinaysaa dhamaan qaxootiga iyo jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool dalka yemen iyo sidoo kale...
Dhismaha Cusub ee Maxakamada Degmada Xamar Weyne ayaa waxaa xariga ka jaray Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho iyo...
Hambalyo Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) oo loo magacaabay xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya. Eng. Yarisow waa aqoonyahan leh karti,...
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa iminka ku dhawaaqay Golaha Wasiirada ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Mudane...
Ra'isul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta la filayaa in uu ku dhawaaqo Golaha wasiiradda Xukuunadda uu hogaamin doono ,...
Xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna sagootinayay tiro arday soomaaliyeed ah oo dhameestay heerarka kala duwan ee waxbarasho ayaa...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Koofur Sudan ayaa ugu deeqday dadku ay abaartu saameysay lacag cadadeedu gareyso “ Boqol iyo Kow...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Wadanka Austria ayaa deeq lacageed oo gaareysa 8,500 (Sideed kun iyo shan boqol) oo dollar oo ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga...
Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan gobolka, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah...
Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...
Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho