Sirdoonka Soomaaliya ayaa soo qabtay xaaska mid kamid ah horjoogayaasha ajnabiga ah ee Al-shabab, kana mid ah kooxda qaabilsan marin...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed oo maalimihii la soo dhaafay ku sugnaa boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa maanta dalka dib ugu...
Stephen O'Brien, oo xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan arimaha gargaarka, ayaa safar ku tagi doona dalalka Yemen, Soomaaliya...
Ilaa laba boqol oo qoys oo ka mid ah kuwa ay saameeyeen abaaraha oo ku soo barakacay deegaanka Sadax Higlo...
Kalfadhigii Kowaad kulankii lix aad oo ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Aqalka Sare ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya oo soo xaadirey 32...
Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey xubno ka socday Baarlamaanka Federaalka ah...
Guddiga gurmadka abaaraha ee Degmada Caabudwaaq ayaa maanta bilaabay Biyo dhaamin la gaarsiinayo dadka iyo Duunyada ay abaartu saamaysay, kuwaasi...
Ciidamada amniga ee gobolka Bari ayaa howlgallo ka fuliyay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, kuwaasi oo ku baadi goobaya...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta la kulmay Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya David Concar, iyadoo Safiirka...
Banaanbaxaan lagu tageerayay Ra'iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa waxaa kasoo qeyb...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho