Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo ay wehliyaan saraakiisha ciidammada ayaa caawa booqdey Isbitaalladii la geeyey dhaawacyadii ka dhashay qaraxii ka dhacay...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxii galabta ka dhacay bar kontorool oo dhinaca ku heysa golihii Murtida iyo...
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray wasiirrada cusub ee R/wasaare Kheyrre uu maanta magacaabay, wuxuuna maamulku u...
Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa ayaa galabta lagu qarxiyay meel u dhow Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho. Inta la...
Madaxweyne Maxamed C/laahi "Farmaajo" ayaa magacaabay mas'uuliyiin cusub oo ka mid noqonaya maamulka Madaxtooyada Soomaaliya. Xilalka la magacaabay waxaa ka...
Eng: Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) ayaa loo magacaabay xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya. Eng. Yarisow waa aqoonyahan leh karti, hufnaan...
Qunsuliyadda guud ee Cadan waxay ku wargalinaysaa dhamaan qaxootiga iyo jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool dalka yemen iyo sidoo kale...
Dhismaha Cusub ee Maxakamada Degmada Xamar Weyne ayaa waxaa xariga ka jaray Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho iyo...
Hambalyo Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) oo loo magacaabay xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya. Eng. Yarisow waa aqoonyahan leh karti,...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho