Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ay ka qeybgaleen dad aad u faro badan, isla markaana lagu taageerayay dowladda...
Maxkamada dembiyada culus ee Gobolada Bari iyo Sanaag ayaa u fariisatay dacwad ciqaabeed ka dhagana todobo rag oo la aaminsanyahay...
Muqdisho 13 Feberaayo 2017 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta qaabilay wufuud ka socotay...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ayaa ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Xildhibaan Jeneraal Siciid Xasan...
Wariye Xasan Raasto oo ha Wariyaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee magaalada Oslo ayaa maanta magaaladani Tromsø lagu gudoonsiiyey abaalmarinta qiimeynta...
Maxkamadda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta ku riday xukun lacageed oo gaaraya lixdan kun oo doolar 4-badmaax oo udhashay Wadanka...
Allaha u naxariistee waxaa maanta qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho lagu aasay Xildhibaan Saciid Xasan Geeddi oo xalay ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida xalay ku timid Janaraal Siciid Xasan Geeddi...
Ra'iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood oo loo...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in howlo badan ay haatan horyaalaan Madaxweynaha cusub ee...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...
Waxaa maanta magaalada Kampala si rasmi ah uga furmay shirka taliyeyaasha ciidamada dalalka ciidamada ku deeqay Hawlgalka Midowga Afrika ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho