Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray shirkadda nadaafadda deegaanka ee ECCO...
Masuuliyiinta maamul-goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta guddi u saaray xalinta khilaafyadii iyo colaaddii ka jirtay magaalada Gaalkacyo ee gobolka...
Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Koofur Galbeed ayaa sheegay in loo baahanyahay in xubnaha Baarlamaanka u tartamaya ay soo gudbiyaan codsiyadooda....
Howlgal ciidan oo dib loogu qabsanaayo magaalada Mosul oo ah halkii ugu dambeysay ee ay awoodda ku lahaayeen kooxda Daacish...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in 26,819 oo Qaxooti Soomaaliyeed ah la xaqiijiyay in ay...
Xildhibaanada dhawaan lasoo xulay ee maamulka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in ay doortaan madaxweyne uu yeesho maamulka Hirshabeelle iyo...
Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu soo gabo gabeeyay siminaar ku saabsan Horumarinta Farsamada Baarista Dembiyada, kaas oo muddo...
Magaalada Jowhar ee Xurunta dowladd goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa hada ku soo gabagabowday dhageeysiga Khudbadihii ay Musharxiinta Madaxtinimo ee Hirshabelle u...
Muqdisho, 16 Ocober 2016 - Munaasabad lagu sagootinayey Afhayeenkii Madaxweynaha Daud Aweys Jama oo ay ka soo qeyb galeen Marwada...
Mogadishu, 16 October 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey Madaxda iyo Baarlamaanka Galmudug...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos...
Danjire Fatxudiin Cali Maxamed, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Kazakhstan, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka, kana turjumaysa rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, iyadoo la ilaalineysa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho