Malaayiin qof oo ku nool dalalka Soomaaliya, Suudaanta Koonfureed, W/bari Nayjeeriya iyo Yemen ayaa la sheegay in ay cunno yari...
Wafdi ka socda wasaaradda warfaafinta Soomaaliya oo uu hoggaaminayo agaasme C/raxmaan Yuusuf Sheekh "Alcadaala" ayaa dalka Masar uga qeygalaya shir...
Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa maanta cafis ufidiyay 4 badmaax oo u dhashay dalka Yeman kuwaasi oo ay maxkamada...
Kulankan oo loga hadlayay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa qaabka loo bixiyo mushaaraadka ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa waxaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga Koobaad ee golaha...
Arbaco, March 1, 2017,----Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod caqlabiyad leh kalsoonida ku siiyay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa uga mahadceliyay mudanayasha Baarlamaanka sida kalsoonida leh ee...
Mudanayaasha Golaha shacabka ayaa cod aqlabiyad leh oo gacan taag ah ku ansixiyay Ra'iisul wasaaraha cusub ee dalka, waxaana ansixisay...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho