Iyadoo Dunida Islaamka guud ahaan maanta si weyn ay ugu socoto u dabaaldaga munaasabadda Ciidul Adxa ayaa dadweynaha kunool magaalada...
Madaxweynaha dowlad goboleedka koofur galbeed Soomaaliya mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada Madaxda Qaranka oo Salaadda ciidul Adxa dadweyne badan kula tukaday Masjidka...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal kamid ah dadweynaha reer Muqdisho waxaa uu salaadda ciidul Adxa kula...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha gudaha, guddiga fududeynta shirka maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe iyo mas'uuliyiin...
Hay`adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa maanta soo saartay digniin ah in laga bilaabo maanta oo bisha Saptember ay tahay...
Shaldhig Booliis oo ku yaala magaalada Mombasa ayaa lagu soo waramayaa in lagu qaaday weerar sababay dhimasho iyo dhaawac. Warka...
Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya Dhulgariirkii ka dhacay shalay Dalka Tanzania, kaasi ay ku geeriyoodeen in ka badan...
Dugsi ciidan oo ku yaala dalka Uganda ayaa shalay tababar loogu soo xiray 43 ka tirsan booliiska Soomaaliya kuwaasoo loo...
Mas’uuliyiin ka tirsan Dawladda Soomaaliyeed ayaa shalay galab soo kormeeray goobaha loo diyaariyay Xujayda Soomaaliyeed ee Sanadkaan ka qeybgalaysa gudashada...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...
Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho