Tababar lagu baranayay tayeynnta adeegsiga af-Soomaaliga ee dhinaca Warbaahinta uuna soo qaban-qaabiyay Akadeemiyo Goboleedka Af-Soomaaliga ayaa maanta lagu qabtay xarunta...
Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub) oo Maalmahan ku xanuunsanayay Isbitaalka Rajeb Tayib Erdogan, Ex-Digfeer ee Magaaladan Muqdisho ayaa la sheegayaa...
Ciidamada ilaalada Xeebaha ee Dalka talyaaniga ayaa soo badbaadiyay Koow iyo toban kun oo muhaajiriin Afrikaan ah, kaddib howlgallo ay...
Cutubyo ka tirsan ciidamada ammaanka ee dowlaada Federaalka Soomaaliya oo ay weliyaan kuwa AMISOM ayaa hawlgallo balaaran maanta ka wada...
Ayadoo Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ay waddo dadaalo ku aadan horumarinta barnaamijka isku dhafka ciidanka xoogga dalka ayaa magalaada Muqdisho waxaa...
R/wasaarihii hore ee Bortaqiiska Antonio Guterres ayaa si aan rasmi aheyn loogu doortay inuu noqdo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Guddoomiye ku-xigeenka golaha Abwaanada Soomaaliyeed Abwan Xirsi Dhuux ayaa sheegay in xaaladda caafimaad ee Abwaan Maxamed Cabdullaahi Ciise Sangub ay...
Qalabkan Caafimaad oo Hay’adda Intarnational Relief Foundation ku wareejisay isbitalka Forlanini ama Lazareeti ayaa isugu Jirtay Sariiro, Joodariyaal ,iyo Qalab...
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Dr. Cabdulqaadir Cabdi Xaashi oo la hadlay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa wuxuu...
Deeqdan lacageed oo gaareysa 10,000 oo dollar kana timid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta safiirka Jabuuti...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho