Madaxda dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyay intii ku dhimatay weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ay ku qaadeen hotelka Dayax...
Ciidamada NISA ayaa soo gabo gabeeyay howlgalkii ay ka fulinayeen Hotel Dayax ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ay weerar ku...
Wafdiga Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga oo uu hoggaaminayo Mudane Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocow waxaa Garoonka Dayuuradaha Kuwait ku soo...
Qarax loo adeegsaday Gaari ayaa ka dhacay Hotelka Dayax oo ku yaala Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, Qaraxa ka...
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku xigeenka 1-aad ahna guddoomiye ku xigeenka maaliyadda gobolka Banaadir ayaa dalka Koofur Africa u yimid...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo gudbineynaa magacyada Guddiga doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka kooban Xildhibaannada Baarlamaanka labada...
Wasiirada Wadamada IGAD ee qaabilsan dhirta, beeraha, Daaqa iyo kahortagga abaaraha ayaa shir ay ku yeesheen magadaalada Addis-Ababa ee dalka...
Cubeyd Sayid Cali oo ka mid ah ehelada muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay magaalada Jida ee wadanka Sacuudiga ayaa sheegay...
Kufsi waxaa uu ka mid yahay dembiyada cul-culus ee Saxaafaddu ay tahay in ay aad uga fiirsato qaabka ay u...
Sida ay maanta soo warisay Wakaaladda Wararka Islaamka (Iina) waxaa dalka Mareykanka laga musaafirinayaa dadka sharci darada ku jooga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho