Wararka iminka kusoo dhacay warqabadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegayo in uu saakay Qarax ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha...
Guddoomiyaha golaha shacabka, mudane Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari) ayaa maanta xafiiskiisa magaladda Muqdisho waxaa uu ku qaabiley guddoonka Aqalka sare...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha Cusub ee Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxammad Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa u hambalyeeyey Guddoonka cusub ee Aqalka Sare ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ugu hambalyeeyay Gudoomiyaha cusub ee Aqalka Sare iyo Ku-xigeenadiisa...
Qormada Maanta waxaan kaga hadlaynaa Marxaladdii (3-aad) ee Xilligii Dawladdii Militariga ee 1969 ilaa iyo 1990 kii. Taariikhda Saxaafadda waxay...
Madaxweynihii hore ee dalka Gambia Yaxya Jammeh oo dhawaan doorasho ka dhacday dalkasi looga adkaaday iyadoo Madaxweynaha cusub ee Gambiyana...
Xidhibaan Abshir Maxamed Axmed “Bukhaari” ayaa noqday guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Abshir Maxamed Axmed...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa ku guuleystay Xildhibaan Cabdi Xaashi C/laahi ka dib markii uu helay codad gaaraya...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho