Madaxweynaha Jamhuuriuyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shekkh Maxamuud ayaa maanta kormeeray xarunta gaadiidka gurmadka deg dega ah ee Muqdisho. Madaxweynaha...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta gudoomiyay shir ku saabsanaa sidii loo waafajin lahaa...
Dowlada Norwey ayaa shaacisay in ay sharciga kala laaban doonto islamarkaana dib usoo celin doonto qaxooti badan oo Soomaaliyeed. Tirada...
Amiirkii hore ee dalka Qadar Sheekh Khaliifa Bin Xamdi ayaa la shaaciyay in uu ku dhintay magaalada caasimadda ah ee...
Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa saaka kacsan, iyadoo gudaha magaalada laga maqlayo rasaas xoogan oo ay is weydaarsanayaan ciidamada labada maamul...
magaalada Cadaado ayaa waxaa laga dareemayaa u diyaar garowga hanaanka doorashooyinka dalka gaar ahaan doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee baarlamaanka...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeele Mudane Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa xafiiska ku qaablay Gudiga Hirgellinta Doorashooyinka dadban ee dowlad gobleedka Hirshabeelle...
Guddoomiyaha Guddiga Federaalka Hirgellinta Doorashooyinka dadban, Abuukaate Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhageey) oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo manta dib ugu soo laabtay magalada Muqdisho ayaa ugu...
Gaari ayaa ku Qarxay inta u dhaxeysa Isgoyska Boondheere iyo Taallada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan waxaa ku...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho