21-ka Janaayo 1973-kii waa maalintii ugu horreysay ee uu soo baxo Wargeys ku qoran Afka Soomaaliga, 6-dii aroornimo ee maalintaasi...
Guddoomiye ku-xigeenka Ururka dhaq dhaqaaqa Iskaashatooyinka Qaranka Soomaaliyeed Cadceed Cusmaan Shuuriye oo sacdaal ku maraya deeganada maamulka Galmudug ayaa in...
Hanti dhowraha Qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay ku guuleysteen in hay’adaha dowliga ay akoono ka furtaan bankiga dhexe,...
Maamulka Afgooye ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay ku jabiyeen Al-shabaab Weerar ay Xalay ku soo Qaadeen Degmada, ugana...
- Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay falkii kufsiga iyo jirdilka isku jiray ee Galdogob...
Xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu taageerayay gudoomiyaha baarlamanka Mudane...
Dalka Mareykanka maanta waxaa ka dhacaysa xafladda caleema saarka madaxweynaha cusub ee waddankaasi Donald Trump oo ah madaxweynihii 45 aad....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Golaha Shacabka Mudane...
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta iyo dalxiiska ee Soomaaliya iyo wafdiga uu hogaaminaayo ee ku sugan Dalka Jabuuti ayaa Maanta...
Guddiga Qaban qaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ayaa joojiyay qabashada Araajida Musharaxiinta u tartamaya xilalka Guddoonka Aqalka Sare ee dalka....
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho