Wafdi ka socday Wasaarada Warfaafinta oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta Booqday Xarunta Idaacada iyo Taleefishinka RTD ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlay sidii looga qeyb-geli lahaa gurmadka abaaraha la yeeshay diblomaasiyiinta dalalka Jaamacadda Carabta iyo...
Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka gaar ahaan xubnaha ka soo jeeda Gobollada Waqooyi oo maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa lagu...
Ciidamada Senegal ayaa sheegay in milatariga galbeedka Afrika ay tallaabo ka qaadi doonaan Gambia, haddii aan Madaxweyne Yahya Jammeh uusan...
Kulanka looga hadlyay qaabka loo fulin karo qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay Wasiir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Boqortooyada Sacuudiga u soo magcaabdey Soomaaliya. Madaxweynaha...
Guddoomiyaha golaha shacabka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu horayn xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee...
Maxamed Xasan Ibraahim Qoone oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan...
Wafdigan oo uu horkacayo Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha ee Soomaaliya ayaa kulan muhiim la qaatay ururka ganacsiga...
Guddiga Maamulka Maaliyadda ayaa 15 Janaayo 2017 ku qabtay kulankiisii 20aad ee bilaha ahaa magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. Kulankaan...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho