Munaasabadaan ayaa ka koobneynd Sanadguradii 44aad ee ka soo wareegatay aasaskii Iskaashatooyinka iyo furitaanka Xarunta ay ku shaqaeynayeen oo dib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradooda 47-aad u diray ciidanka hey’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka kaddib munaasabad...
Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobalada Waqooyi ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho waxaana la doortay ilaa iyo Lix xildhibaan, Iyadoo...
Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Gobolada Waqooyi ayaa maanta si rasmi ah ugu bilaawatay Magaalada Muqdisho. Doorashada oo si...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay in Ciidamada Aminiga Sacuudig ay Waqooyiga Caasimadda dalkaasi ee Riyaad ku dileen...
Ciidanka Nabad Sugidda Qaranka ayaa degmada Afgooye ee Gobalka Shabeellaha Hoose ku qabtay Mooto ay saarnaayeen walxaha Qarxa. Sida ay...
Dalka Turkiga oo weli ka sococodo xukunkii Deg degga oo dalkaasi la geliyay isku daygii Inqalaabkii dhicisoobay kadib, ayaa la...
Gudoomiyaha maamulka gobolka Sh/Hoose ee dowladda Soomaaliya mudane Ibraahim Aadan Cali (Najax) oo lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in taliska...
Ilaa iyo Lix kursi oo ka mid ah kuraasta Goballada Waqooyi ayaa maanta lagu tartamayaa, sida ay shaaciyeen guddiga Doorashayooyinka...
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dhageysanaya musharaxiinta u tartamaya xilalka ka duwan ee guddoonka baarlamaanka Soomaaliya. Ilaa 22-Musharax ayaa u...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u...
Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee BJFS, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa maanta xafiiskooda ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho