Maraykanka ayaa sheegay in uu liiska argagixisada ku daray Hamza bin Laden oo ah wiil uu dhalay Osama bin Laden...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeey bahda Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan Shaqaalaha iyo Maamulka Wakaaladda...
War qoral ah oo maanta ka soo baxay Xarunta Qaraamada Midoobay ee Magaalada New York ayaa lagu sheegay in tan...
Waxaa la soo gaba gabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta u tartamaya guddoonka golaha Shacabka Soomaaliya, sida ay ku dhawaaqeen guddiga Qaban...
Shirka Golaha Wasiirada dawlad goboleedka Galmudug oo maanta uu shir gudoominayay madaxwayne ku xigeenka dawlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi...
Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan soomaaliya Michael keating oo soo garay beledweyn ayaa kormeer ku tagay suuqa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Talxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ugu hambalyeeyay Madaxda iyo Shaqaalaha Wakaaladda...
Xarunta aqalka sare uu ku shaqeyn doono hadda kaddib, waxaa dhistay dowladda Turkiga, iyadoo loogu talo-galay markii horeyba in ay...
Bileeyska magaalada Istanbul ayaa qaaday konton jeer hawl gallo ay ku baadigoobayaan gacan ku dhiiglihii ka geeystay weerarka magaalada Istanbul...
Qaar ka mid ah dadka Deegaanka Miirjiicley ayaa Radio Muqdisho U sheegay in qoysas kabadan todobo boqol ay ka barakeceen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka...
Waxaa maanta xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ka dhacay kulan dhexmaray wafdi ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho