Kulanka looga hadlayey qorshaha Wasaaradda caafimaadka 2017 Ilaa 2021 ee shanta sanno ee socotaa ayaa waxaa ka qeyb galay ma'suuliyiin...
Saraakiisha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyay iney dileen Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab, markii ay howlgallo ka sameeyeen deegaanka Beexaani...
Allaha u naxariistee waxaa Xalay Gurigiisa oo ku yaalla Xaafadda Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Mujaajilliistihii weynaa ee...
Labo gabdhood oo Soomaali ah ayaa lagu dilay Magaalada Ottawa ee dalka Canada , iyadoona meydka labadaan gabdhood lagu qariyey...
Qaliinkaan oo dhinaca aragga ah ayaa waxaa ka faaiideystay qaar kamid ah dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Muqdisho,...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamal Maxamd Xasan ayaa ka qeyb galay Shirka 2-aad ee horumarinta ganacsiga Xaafada Islii...
Roobabkii xilliga deyrta oo aan si wanaagsan uga di’in degaanada dhulka Miyiga ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay arrintaasi ka dhalatay Biyo...
Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta waxaa ay Maanta xariga ka jartay sheybaarka lagu hubinayo Tayadda Qalabka Dhismaha mudo 25...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo bandhigeynaa fursado shaqo oo ka bannaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Halkan Hoose Ka Akhriso:-...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO...
Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Maslax Maxamuud Maxamed, ayaa gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, halkaas...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani ayaa ka guddoomay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtar...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho