Ciidamada dowlad gobaleedka Puntland ayaa dib ula wareegay degmada Qandala ee Gobalka Bari kaddib markii ay ka saareen maleeshiyada Argagixisada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay shirka madasha Wadatashiga Qaran,...
Munaasabadaan lagu maamuusayay xirtaanka sanad dugsiyeedka iskuulka SIREC iyo Madarasada Cumar Faaruuq ee magaalada Johannseburg ayaa waxaa kasoo qeybgalay dad...
Guddiga fulinta ee doorashooyinka Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS ee u gaarka ah Goballada Waqooyi ayaa ku dhawaaqay in doorashada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey Guddiyada Doorashooyinka Dadban, Madaxda Dhaqanka Gobollada Woqooyi , Ergooyinka...
Dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegay in ciidammo gaar ah ay u direen degmada Qandala kuwaasi oo ka soo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada socdaalkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasa Sheekh Maxamuud...
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Bashiir Cabdi Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh oo shalay ku guuleystay kursiga 1aad ee Xildhibaanada Somaliland isaga...
Muqdisho - - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dowlad Gobolleedka Koonfur...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho