Dowladda Turkiga oo aan walaalaha nahay ayaa Basas Nooca aan rasaasta Karin ah ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay khudbad ka jeediyey xafladii caleema saarka ee madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdulaahi Cosoble...
Bandhig dhaqmeed ku saabsan Hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed ayna ka qeybgaleen Jaaliyadda Somalida eek u dhaqan Dalka Ingiriiska ayaa lagu...
Shacabka ku dhaqan magaalada Baladweyn ayaa si diiran usoo dhaweeyey maamulka cusub ee Hirshabeelle , waxa ayna xuseen in ay...
Barnaamijkan oo ah mid sanadkiiba halmar ka qabsooma dalkan ingririiska, ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi ku soo bandhigeen...
halkan hoose ka akhriso War-saxaafadeedka Puntland ugu hambalyeeyneyso dhameystirka dowladgoboleedka Hirshabeelle.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in munaasabadda maanta loogu dabaal degayo ay tahay...
Siminaarkaan oo ay soo qaban qaabiyeen hay’adda Daryeel iyo Ururka Wadaniga ee SOSDA isla markaana ahaa mid lagu baranayay sida...
Madaxweyne ku-xigeenka dawlad goboleedka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta kulan la qaatay xubnaha aqalka sare ee dawladda...
Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ka bilaabatay xafladda Caleemo saarka Madaxweynaha maamulka Cusub ee Hirshabeelle...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho