Howlgalkan ciidamada amniga ay ka fuliyeen qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka banaadir ayaa ahaa mid lagu xoojinayay amniga caasimadda,...
Muqdisho 19 November 2016 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahad-celiyey dowlad gobolleedyada dalka, guddiyada...
Munaasabad lagu dhagax dhigayay dhismaha Jaamacadda Galgaduud ayaa lagu qabtay dhul loogu talagalay in ay yeelato Jaamacada ayaa lagu qabtay...
Dowladda Britaina ayaa Danjire cusub u soo magacawday Soomaaliya kaasoo bedeli doona Danjiraha xiligan ee waqtigiisu dhamaaday. Danjiraha cusub oo...
Mashruuc lagu dhisayo xarumaha danta guud iyo adeegyada bulshada ee gobolada dalka Somaaliya islamarkaana fulintiisa ay iska kaashanayaan Wasaaradda Maaliyada...
In ka badan 5000 oo Qori oo isugu jira noocyada darandoorriga u dhaca, kuwo qadiimiga ah, Gentaallaha Garabka laga tuuro...
Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliya, ayaa kulan damaashaad ah magaalada Muqdisho kula qaatay qaar ka mid ah dadweynaha ku...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa maanta warqad uu soo saaray waxa uu shaqadii si Kumeel...
Ra´iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, ayaa ku guuleystay inuu kala qaado ciidamada labada maamul ee Galmudug...
Dowladda Britain ayaa Safiir cusub usoo Magacowday Dalka Soomaaliya, kaasoo beddeli doona Danjirahii hore u joogay Magaalada Muqdisho. David William...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho