Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa shir guddoomiyay shirka billaha ah ee horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta kormeer howlleed ku tegay Garoonka Balli-doogle oo xarun u ah...
Wasiirka Arrimaha gudaha Dalka Kenya Joseph Nkaissery ayaa sheegay in Dowladda Kenya si kumeel gaar ah u hakineysa dib u...
Maxkamada Federaalka ah ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa xukunno kala duwa ku ridday 9 wiil oo dhalinyaro oo...
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin Ahna Duqa Degmada Baydhabo ayaa ka qeybgaley Xaflad Lagu soo gaba gabeynayey Siminaar Muddo...
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa shalay dib u billaabay wadahadalkooda ku aaddan...
Wajiga koowaad ee doorashada aqalka Hoose ayaa iminka ka socota magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle, waxaana maanta loo...
Doorashada aqalka hoose ayaa ka socoto magaalada Cadaado, taasoo lagu tartamayo ilaa 9 kursi, iyadoo labo xubnood iminka la doortay....
Wajiga koowaad ee doorashada Aqalka Hoose ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabaneysa magaalada Jowhar ee Caasimadda...
Shirweynahii Shanaad ee Wakaaladaha Wararka ee Dunida ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Baku ee xarunta dalka Azerbaijan....
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho