Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Cisbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo iyo Cisbitaalka GMC ku booqday...
Shir ay Labadii Cisho ee ugu dambeeyay ku lahaayeen Magaalada Muqdisho, Wasiirro, Xildhibaanno, Siyaasiin iyo Odayaal ka soo jeeda Gobolada...
Xubno uu horkacayo Agaasimaha Golaha guud ee Warbaahinta Qaranka Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Wakaaladaha wararka...
Donald Trump ayaa sheegay in muhaajiriin tiradoodu dhexeyso 2 ilaa 3 milyan, oo sharci darro ku jooga Maraykanka uu tarxiili...
Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota oo hooy u ah kumanaan Soomaali ah ayaa maanta waxaa ka dhacay Isu soo bax...
Mas’uuliyiin ka socda Wasaaaradda Diinta Awqaafta, Hay’adda Culimada Soomaaliyeed iyo Qeybaha Bulshada Sida: Culuma'udiinka, haweenka dhallinyarada iyo Ardayda Dugsiyada Qur’aanka...
Kulankan lagu ansixinayay guddiga oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaaladda Galkacayo, waxaa ka qaybgalay R/wasaaraha Soomaaliya Cumar...
Doorashada Xildhibaanada aqalka hoose ee baarlamanka Soomaaliya oo gashay maalintii shanaad ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada kismaayo, iyadoo maanta la doortay...
Doorashada aqalka Hoose ee wajiga 2-aad Dowlad Gobolleedka Puntland ayaa hadda soo gabagabooday, iyadoo lugu doortay 6 xubnood. Doorashada oo saaka...
Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa Koofur Galbeed ayaa dib ula wareegay deegaanka Ceel Garas ee gobalka Bakool, sida ay xaqiijiyeen...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho