Muqdisho, 12 September 2016 Bismillahi Raxmaani Raxiim Al Salaamu Caleykum Wa Raxmatullahi wa Barakaatu Allahu Akbar, Allahu Akbar, Allahu Akbar,...
Iyadoo maanta ay tahay Maalintii koowaad ee Ciidul-Adxa ayaa waxaa Muslimiinta ku nool Magaalada Tromsø oo ay Soomaalida qeyb ka...
Iyadoo Dunida Islaamka guud ahaan maanta si weyn ay ugu socoto u dabaaldaga munaasabadda Ciidul Adxa ayaa dadweynaha kunool magaalada...
Madaxweynaha dowlad goboleedka koofur galbeed Soomaaliya mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada Madaxda Qaranka oo Salaadda ciidul Adxa dadweyne badan kula tukaday Masjidka...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal kamid ah dadweynaha reer Muqdisho waxaa uu salaadda ciidul Adxa kula...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha gudaha, guddiga fududeynta shirka maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe iyo mas'uuliyiin...
Hay`adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa maanta soo saartay digniin ah in laga bilaabo maanta oo bisha Saptember ay tahay...
Shaldhig Booliis oo ku yaala magaalada Mombasa ayaa lagu soo waramayaa in lagu qaaday weerar sababay dhimasho iyo dhaawac. Warka...
Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya Dhulgariirkii ka dhacay shalay Dalka Tanzania, kaasi ay ku geeriyoodeen in ka badan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho