Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa goor-dhow soo saaray Liiska Musharrixiinta u tartamaya Aqalka Sare Magacyada Xubnaha Musharixiinta Aqalka Sare Halkan Hoose...
Casharrada laga bartay xilligan waxaa ka mid aha, in musharraxiinta intii doorashada xildhibaannimada ku guuleysatay waxay badankood haddiiba ku biireen...
Magaalada Cabuudwaaq oo shalay uu ka dhacay dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa saaka deggan. C/kariin Axmed Bulxan oo...
Wakiilka Qaramada Midoobeey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa soo dhaweeyay heshiiska nabadeed oo ay kala saxiixdeen madaxda maamullada...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa duqa Muqdisho ahna gudoomiyaha...
Madaxweynaha maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa sheegay in doorashada xubnaha Aqalka sare u matalaya maamulkaasi la dooran doono...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey heshiiskii dhawaan magaalada Abu Dhabi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka...
Ciidamada la dagaalanka argagixisada iyo difaaca Puntland ayaa heegan la geliyay kaddib markii koox sheegatay iney ka tirsantahay malayshiyadka Daacish...
Shir looga hadlayay Hormarinta Ganacsiga Afrika iyo Maleesiya oo lagu qabtay Magaalada Kual Lampur ayaa lagu soo bandhigay fikrado muhiim u...
Doorashooyinka Golaha Sharcidejinta 4-aad ee Qaranka 26 Maarso 1969: Dorashooyinkan la qabtay bishii Maarso 1969, waa doorashadii 3-aad uguna dambaysay...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho