Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhisa dalka Pakistan marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzuumi ayaa kulan la yeelatay wasiirka waxbarashada dalkaas Muhammad Baligh-ur-Rehman,...
Ku dhowaad 50 million oo carruur ah oo aduunka ku kala nool ayaa ah kuwo ka gudbay xuduuda wadamadooda ama...
Cayaaraha Olympickada qeybta dadka aan lixaadkooda dhameystirneyn ee loo yaqaano Paralympickada ayaa caawa ka furmi doona garoonka weyn ee magaalada...
Ciidamada militiriga ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay dileen afar kamid ah maleeshiyaadka ururka Al-shabaab kaidb howlgal ay gudaha...
Wasiirka waxbrashada dowlada Soomaaliya Dr Cabduqaadir Cabi Xaashi ayaa heshiis wada shaqeen ah la saxiixday dhigiisa dalka suudaan Drs Sumaya...
Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka ayaa maalintii labaad si habsami leh uga socda Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho. Shirkan oo uu...
Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya Dr Cabdiqaadir Cabdi Xaashi oo maalinkii labaad ku sugan dalka Suudaan...
Dowladda Hoose ee Xamar ayaa howlo burburin dhismayaal sharcidarro ah maanta ka fulisay magaalada Muqdisho. Ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar oo...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay saldhig cusub oo...
Gudoomiyaha degmada Boondheere mudane Qaasin C/laahi Xasan oo uu wehliyo ku simaha maamulka xarunta agoonta gabdhaha Boondheere, Sakariye Nuur Abuukar...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho