Wasiiro iyo Xildhibaano ka tarsal dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa gaaray Magaalada Xudur ayaa booqday xaruma ay ku sugan yihiin...
Dowladda Japan ayaa qorsheynaysa in ay yareyso hawlgalka ay ka wadda gacanka Cadmeed ee xeebaha Soomaaliya, sida ay sheegtay wakaaladda...
Ciidamada Ammaanka degmada Wadajir ayaa gacanta ku dhigay iyaga iyo hubkoodaba laba nin oo toogasho ku dilay xaafadda Xaawo Taako...
Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dawladda Federaalka Soomaaliya G/dhexe Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Cadaao....
Warkaan ka soo yeeray ciidamada ruushka ee duqeeymaha ka wada dalka suurya ayaa sheegay in Arbacadaan maanta ah madaxweeynaha ruushka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maantga kulan looga hadlayey wada-shaqeynta warbaahinta dawladda la qaatay Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee ku...
Warkan ka soo yeeray dowladda Ruushka ee duqeeymaha ka wadda dalka Suurya ayaa sheegay in Arbacadan maanta ah madaxweeynaha Ruushka...
Hoos u dhaca ku yimid qiimaha kalluunka suuqyada magaalada Muqdisho waxaa sabab u ah cimilada badda oo deggan islamarkaana suurtagal...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa talisyada ciidanka qalabka sida ugu baaqay qorista iyo keydinta...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay maalinta Caalamiga ah ee...
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda FS ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha iyo Hoggaamiye Ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Liibaan Axmed Xasan iyo Abdiwali...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta ku dhawaaqay natiijadii doorashada Galmudug oo uu ku guuleystay Mudane...
Guddoomiyaha Shacabka Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa guddiga ka dhageystay talooyin wax-ku-ool ah iyo aragtiyo muhiim ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho