Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeeyey Madaxda iyo Baarlamaanada Dowladda Gobolleedyada, Galmudug, Koonfur Galbeed, Jubbaland...
Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada xubnaha maamul goboleedka Puntland u matalaya Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo ay ku...
Taliyaha ciidanka Booliiska, wasiir ku xigeenka Gaashaandhiigga, Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo...
Qoysas barakacayaal ah oo ku nool magaalada Cadaado ayaa maanta loo qaybiyay Bacaha roobka laga galo, iyadoo ay komeereen mudanayaal...
Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa is hortaag ku sameeyey Badeecooyinkii la geyn jiray Degmooyinka iyo Deegaannada Bari ee Gobolka Galgaduud, iyagoo hakiyay gaadiidkii...
R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Cumar C/rashiid Cali, ayaa ku guuleystay Kursigii ugu horreeyay ee mudanayaasha u matalaya Puntland Baarlamanka...
Saxaafaddu waa muraayad laga daawan karo dal kasta horumarka uu ka gaaray dhinacyada waxbarashada,tiknolojyada iyo guud ahaan waxqabadka dhaqan dhaqaale...
Barlamaanka Puntland ayaa la filaa in ay maanta si rasmi ah u gada galaan doorashada iyo kala saarida xubnaha u...
Masjidka Arbaca Runkun ee degmada Xamarweyne oo ah masjid Qadiimi ah oo dhisan muddo 771 sanno ayaa manta Guddoomiyaha Gobalka...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho