Maxkamad ku taalla Dalka Meryakanka ayaa dambi kusoo oogtay Saddex nin oo lagu eedeynayo inay qorsheynayeen inay weerar ka geystaan...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya waxay soo dhoweyneysaa xukunka ay gaartay Maxkamadda Sare ee Boqortooyada Ingriiska ee ku saabsanaa baaritaankii...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maalintii labaad ku sugan magaalada Cadaado ayaa kulamo looga hadlayo xal ka gaarida xiisadaha ka jira...
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ku baaqday in laga qeyb qaato dadaalada Nabadeed ee xalka loogu raadinayo dagaalada soo laalaabtay ee...
Wafdi uu hoggaaminayo R/wasaaraha dalka Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Cadaado. R/wasaare Cumar C/rashiid oo ay...
Gudoomiyaha baarlamanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa magaalada Jowhar kula kulmay waxgarad ka soo jeeda gobollada Hiiraan...
Dalka Thailand waxaa weli ka socda baroor diiq loo sameeynayo geerida boqor Bhumibol Adulyadej oo habeen hore ku dhintay Isbitaal...
Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee MSF, ayaa ugu baaqday mar kale Dowladda Kenya iyo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Washinton Axmed Ciise Cawad iyo Safiirka Norway ee isna fadhigiisa yahay Magaalada Washinton Kare Ass ayaa...
Roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa saaka ka da'ay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Roobkan oo ah...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho