Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay dulqaad muujiyaan inta uu socdo...
Mamuulka Gobolka Banaadir ayaa fahfaahin ka bixiyay sida ayaa ugu diyaar Goroobeen martigelinta shir madaxeedka IGAD. Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa mamuulka Konfuur Galbeed ee Soomaaliya ayaa howlgallo looga sifeynayo Haraadiga meleeshiyaadka Kooxda Argagixisada Shabab...
Faarxaan Caddow (Hadaafoow) oo ah Wiil Soomaaliyeed ayaa guul ka soo hooyay Tartankii Baaskiillada Naafada ee Boqolka Mitir oo lagu...
Mogadishu, 10 September 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
isku dubaha arrimaha bani’aadinimada Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mr Peter de Klerk ayaa shaaciyey in sanduuqa Arrimaha bani’aadinimada ee...
Maamulka Degmada kaxda ee Gobolka Banaadir iyo Maamulka Shirkada Amal ayaa lixdan arday Agoonka ah gaarsiiyey deeq lacageed,oo loogu tala...
Golaha Wasiirada arrimaha dibadda ee jaamacadda carabta oo maalinimadii shalay ku yeeshay Magaalada qaahira ee wadanka Masar kulankoodii 146 aad...
Xabsiga dhexe ee Xamar waxaa ku xiran Maxaabiis aad u fara badan oo loo heysto Dambiyo kala duwan Mudooyinkii dambe-na...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay mowduuc ku saabsan halka ay marayaan...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...
Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...
Baydhabo — Hoggaamiyaha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Dowlad...
Dhuusamareeb — Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay tababar loo qabtay wakiillada ururrada siyaasadeed ee ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho