Dhageysiga dacwada loo heystay eedeysanayaal lala xiririinayo inay ku lug la haayeen qaraxii diyaaradda Daallo Airline ka dhex dhacay 2-dii...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, mudane Yuusuf Axmed Hagar, oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho waxa uu muujiyey fatahaadaha iyo...
Safaaradda Soomaaliya ee South Africa ayaa qabatay cayaaraha kubadda ee loogu magac daray isdhexgalka Umadaha oo ay wada ciyaareen Kooxo...
Kormeerakan uu hogaaminaaye Ku-simaha Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Ku-xigeenka dhanka Maamulka iyo Maaliyada Mudane Ismaaciil Macalin Cabdi Guure ayaa waxaa...
Kulankan uu soo qaban qaabiyay guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka ayna ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka socday Wasaaradaha Arrimaha...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweeyay go'aanki madaxweynaha ee ku saabsanaa hannaanka doorashada madaxtinimada dalka ee 2016-ka. War...
Wasaaradda waxbarashada ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay liiska xarumaha ay dugsiyadu ku gelayaan imtixaanaadka sanad dugsiyeedka 2015/2016. halkan...
Maamulka Galmudug ayaa heshiis lagu dhisaayo Dekadda Hobyo ee gobolka Mudug waxa ay la galeen shirkad laga leeyahay dalka Ciraaq,...
Ciidamada illaalada badda ee dowladda Talyaaniga ayaa badda Mediterranean-ka ka soo bad baadiyeen ku dhawaad 2,000 oo tahriibayaal Soomaali u...
Ergayga xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Somalia, Michael Keating ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo xeerka uu madaxweynaha Soomaaliya ku...
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Midowga ee Tanzania ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo ku saabsan iskaashiga...
Waxaa maanta si rasmi ah u furmay kulanka 17-aad ee wadajirka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa si rasmi ah...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho