Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka 6-aad ee Iskaashiga waddamada Afrika iyo...
(Nairobi)-Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Qaaradda Afrika ay cagta saartey waddada horumarka, kheyraadka ku jirana haddii si wanaagsan looga faa’ideysto...
Dowladda Talyaaniga ayaa Qalab Ciidan oo isugu jiray kabo,katiinada Maxaabiista lagu xiro ,Dhar ,koofiyado iyo Gaashaanka looga hortago Dibadbaxyada rabshadaha...
Wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa ka qeybgaley kulan bahada Isboortiga Gobolka Baay ay ku dooranayeen Guddi heer degmo ah,...
Mogadishu, 27 August 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Waxaa Maanta lagu wadaa in magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya uu ka furmo shir madaxeedkii u dhexeeyay dalalka Afrika...
Kulanka uu laqaatay wariirka ka luumeysiga iyo qeyraadka bada mudane Maxamed Cumar Ceymooy qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool...
Deegaanka Ceelhuur oo u dhaxeeya degmooyinka Hobyo iyo Xarardheere ayaa dadka ku nool waxa ay ka cabanayaan biyo la'aan daran...
Binali Yildirim R/wasaaraha Turkiga ayaa ku gooddiyay in dowladdiisa ay jawaab cad ka bixindoonto ka bixin doonto weerar loo adeegsaday...
Magaalada Nairobi waxaa maanta ka furmaya shir madaxeed u dhexeeya dalalka Afrika iyo dowladda Japan kaasoo loo yaqaano TICAD. Dowladda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...
Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho