Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Bariga Afrika iyo xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa maanta ku kulmay magaallada Nairobi...
Sideed sano jir Soomaali ah ayaa ku dhintay weerar ka dhacay magaalada Gothenburg ee Caasimada labaad ee dalka Sweden....
Ra’iisul wasaaraha dalka Kanada Justin Trudeau ayaa sheegay in uu difaacayo xuquuqda shakhsiga iyo xoriyadiisa mar wax laga weydiiyay in...
Ciidanka ilaalada xadka Kenya ay la leedahay Soomaaliya ayaa waxaa ay awood u yeesheen in ay ka hortagaan in Al-shabaab...
Mudane Shaikh Mohammad Bin Zayed Al Nahyan, oo ah dhaxal sugaha imaaradda Abu Dhabi isla markaana ah ku xigeenka taliyaha...
Kenya iyo dowladaha kale ee bariga Afrika ayaa bilaabi doona in ay ciidankooda kala baxaan Soomaaliya sanadka 2018 maadaama xaaladda...
Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Bariga Afrika iyo xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa maanta ku kulmay magaallada Nairobi...
Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ahna ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda ee mamulka gobolka Banaadir Mudane Ismaacil Macalin Cabdi Guure, Xildhiban...
Ciidanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo garab ka helaya kuwa xukuumadda Soomaaliya ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaanka Buulo-xaawo oo yaala...
Maxkamadda dambiyada dagaalka ee caalamka oo loo soo gaabiyo ICC ayaa maanta qaaday dacwad nooceeda tii ugu horeysay ah, Axmed...
Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...
Muqdisho, Soomaaliya | 28 Luulyo 2026 – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanka Sumadaale ee degmada Cadale, gobolka Shabeellaha Dhexe,...
Ceelguula, Mudug – Magaalada Ceelguula ee gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug, iyadoo maamulka iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho