Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo Booqasho shaqo ku jooga Dalka Genmany ayaa waxa uu kulamo la...
Wasiirka Amniga Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska ayaa maanta kaga qayb galay Akaadeemiyada Jen. Kaahiye xaflad ballaaran oo aad loo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayay qoondada haweenku ku yeelan doonaan golayaasha...
Golaha wasiirrada Maamul Goboleedka Galmudug, oo maanta shir ku yeeshay Cadaado ayaa ka wadahadlay Miisaaniyadda Dowlad goboleedkaasi, ilaha dhaqaalaha iyo...
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada cadaado...
Wasiirka Caafimaaadka Dalka Masar ayaa sheegay in tirada dhimashada ee dadku ku dhintay doontii ku qallibantay badda Mediterranean-ka ee magaalada...
Waxaa todobaadkan ka dhacay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka xaflad balaaaran oo ay Jaaliyada Galmudug ee gobolkaasi ku taageeraysay hay’ada...
Barasaabka gobolka North Carolina ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah kadib markii magaalada Charlotte ay ka dhaceen rabshado iyo deganaan...
Muddo 47 sano ka dib, Soomaliya waxay u dhaqaaqday inay qabsato doorashooyin 2016 ka. Doorashadan dadban waxay ka duwan tahay...
Kulan looga arrinsanaayey sida ugu habboon ee Bulshadu uga qeyb qaadankaraan dib u dhiska Magaalada Baydhabo islamarkaasina uu soo qabanqaabiyey...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho