Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku baaqay in la dhowro nidaamka doorashada 2016 ee...
Dhageysiga dacwadda Badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee maanta dib uga billaabatay maxkamadda Caddaaladda ICJ...
Munaasabadan lagu xusayay maalinta nabada caalamka oo loo asteyay 21 septaber. ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho.waxana ka qeybgalay masulayin ka...
Kulan ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadda Yemen ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa Lagu taageeray arrimaha la xiriira doorashooyinka dalka...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeedo sheegashada Kenya ee qeyb ka mid ah baddeena Soomaaliya laguna taageerayay dadaallada dowladda...
Dibadbax lagu taageerayo dadaalka dowladda Federaalka ee ku wajahan dacwadda ka socota maxkamadda caddaalada adduunta ee ku saabsan muranka badda...
Munaasabado kaladuwan oo lagu maamuusayo maalinta nabadda adduunka oo ku asteysan maanta ayaa lagu wadaa in lagu qabto magaalada Muqdisho,...
Afar qareen oo caalami ah ayaa maanta bixiyay Jawaabta Soomaaliye ee ku wajahan diidmada Kenya ay dooneyso in ay isku...
Ra'iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo ka kooban labada gole ee...
Qaramada Midoobay ayaa maanta soo saartay warbixin ay ku tilmaameeyso in Shan Malyuun oo Soomaali ah aysan heli karin cunnada...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho