Maryan Nuux Muuse oo ah gabadha Soomaaliya uga qeybgelysa ciyaaraha Olombikada adduunka ee ka socda dalka Barazil oo gelinkii dambe...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta Madaxtooyada qado sharaf sagootin ah ugu sameeyay Danjiraha Jamhuuriyadda Djibouti...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta tababar ugu soo xirey xerada Gen. Dhegabadan Ex Jazeera...
Maryan Nuux Muuse iyo Maxamed Daud Maxamed ayaa hore u gaaray magaalada Rio De jenerio oo ay ka socdaan ciyaaraha...
Taliska ciidanka booliska gobolka barri ayaa Magaalada Boosaaso ku soo qaqabtay tahriibayaal garaya 160 qof oo isugu jira rag iyo...
Mogadishu, 13 August 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in labo Milyan oo lacagta Kenya ah ay siineyso qofkii keenaa macluumaad sahlaya in lasoo qabto...
Dawladda Mareykanka ayaa sheegtay in Hogaamiyihii Daacish u qaabilsanaa dalka Afganistaan Xaafid Saciid Khaan lagu dilay duqeyn Cirka ah oo...
Dagaal u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo malleeshiyaadka Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Luuq jeeloow ee gobolka Hiiraan, waxeyna dadka deegaanku...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in dalka K/Sudan la geeyo ciidamo nabad ilaalin dheeraad ah oo ka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho