Kulankaan oo ahaa mid afur ah ayaa waxaa loo sameeyay jaaliyadaha Muslimiinta ah ee ku nool magaalada Cape Town ee...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaaladda muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale "Madaale"ayaa Maanta dhir kubeeray waddadada Maka Almukarama, Taas oo...
Xubnaha wafdiga Soomaaliya ku metelaya shirka caalamiga ah ee gudiga ka shaqeynta xaquuqda aadanaha dunida ee (UPR) kaas oo ka...
Munaasabad lagu weynayo 39 guuradii ka soo wareegtay markii dowlada Jabuuti ay xornimada ka qaadatay gumeystihii Faransiiska ayaa ka soconeysa...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu gudbineynaa shaxda wareegga saddexaad ee tartan cilmiyeedk Warbaahinta Qaranka, kaasi oo ay isugu soo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Ra’iisul Wasaaraxa Xukuumada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy eheladii iyo...
Saraakiisha Booliiska dalka Talyaaniga ayaa shaaciyay inay magaalada Roma ku xireen nin Soomaali ah, oo looga shakiyay inuu ka mid...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday marxuum Burci Maxamed...
Afhayeenka wasaaradda Amniga xukuumada Soomaaliya Cabdikaamil Macalin Shukri oo warbaahinta kula hadlay Hotelka Naasahablood 1 oo Argagixisadu galabnimadii Sabtida ay...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...
wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho