Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay howlgal ayaa caawa ka fuliyeen Maqaayadda Banaadir Beach, halkaas oo weerar isugu jira Qaraxyo...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxmed Jaamac oo uu...
Taliyaha Nabadsugidda Gobalka Banaadir Cabdi Fareey ayaa sheegay in Nolasha ay ku qabteen mid kamid ah Maleeshiyaadkii weeraray Maqaayadda Banaadir...
Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha baarlamanka fadaraalka Soomaaliyeed mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa markii uu ka dagay garoonka diyaaradaha C/laahi...
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaray Banaadir Beach ayaa sheegaya in ciidamada amaanka wali ay wadaan howlgalka ay kaga...
Koox hubaysan ayaa weerar ku qaaday Maqaayad ku taala Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho, Qarax ka dib ayaa waxaa xigay...
Qalabkan caafimaad ee maanta dowlada Talyaaniga ugu deeqay xarunta hooyada iyo dhalaanka MCH ee degmada Kaaraan ayaa waxaa mas'uuliyiinta Talyaaniga...
Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya mudane Bashiir Ciise Cali oo maanta xafiiskiisa shir saxaafadeed ku qabtay ayaa waxaa uu faahfaahin...
Wafdi oo uu hor kacayo wasiirka Arrimaha gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Odowaa oo habeenimadii xalay ahayd gaaraydalka...
Shir caalamiga ah oo ay isugu yimaadeen dhalinyo ka kala socota wadamada caalamka islaamka ayaa lagu qabtay dalka Turkiga, kaas...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho