20 ka August maanta oo kale sanadkii 2012 ayaa barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee hada jira loo dhariyey in ay noqdaan...
Taliyaha hogaanka ilaalinta canshuuraha ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jenaraal Cabdulaahi Xasan Bariise oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka tacsiyeeyay...
JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED Tartan jagooyin bannaan Waxay jaamacadda ummaddu u soo bandhigaysaa dhamaan Ummaadda soomaaliyeed tartan furan oo loo galayo ...
Muqdisho, August 20, 2016…..Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa dhambaal tacsi ah u direy qoyska, ehelka iyo...
Muqdisho, August 20, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuxu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, ehelkii,...
Wararka ka imaanaya dalka Ruwanda ayaa sheegaya in Booliska dalkaasi ay magaalada Bugarama ku dileen sadex qofood oo lagu tilmaamay...
Mudanayaasha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta kulan ku yeeshaan xaruntooda golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Xildhibaan...
Allaha u naxariistee S/Guud Maxamed Cali Samatar wuxuu ka mid ahaa saraakiishii ciidamada Soomaaliyeed ee ugu horeeyay ee debeda wax...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah ha...
Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa bogaadiyay Bandhigga buugaagta Muqdisho oo sanadkii labaad...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho