Madaxweyne kuxigeenka dawlad goboleedka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 21 Agoosto, 2016 xarunta...
Xildhibaan Mahamed Ali Hussen(Daqare) oo ka tirsan Baarlamaanka federaalka soomaaliya ayaa booqasho kormeer ah ku tagay Degmada Luuq ee Gobolka...
Maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay qabteen madaxii Al-Shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada degmada Baardheere. Taliyaha...
Laba qarax oo is xig xgigay ayaa barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Qaraxyadan oo loo...
Orodyahanka Mo farah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, isla markaana haysta dhalashada wadanka Britain ayaa mucjiso kale ka...
Wasaaradda qorshaynta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dabagal ku sameysay Mashaariicda hay’adaha caalamiga ah ay ka wadaan gudaha...
Tahriibayaal Afrikaan ah oo doomohoodu ka soo shiraacdeen dalka Libya ayaa laga bad-baadiyay badweynta kaddib markii doomihii ay wateen kula...
Ciidamada XDS oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo dheeraad ah ka sameeyay deegaanno hoos yimaada degmooyinka Jalalaqsi iyo...
Waxaa Hotel Jazeera lagu qabtay shir ay isugu yimaadeen Guddiga Federaalka ee Hirgelinta Doorashayooyinka Dadban (GFHDD) iyo qeybo kala duwan oo...
Mogadishu, 20 August 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho