waraka ka imaanayo mgaalada kismaayo ayaa sheegaya in maamulka jubbaland uu hakinaayo qaxootiga laga soo daabulaayo dhadhaab maadaama aysan heyn...
Ku dhowaad 6,500 oo muhaajiriin ah ayaa maraakiibta ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga waxaa ay ka badbaadiyeen xeebaha dalka Libya gaar...
Munaasabadan lagu soo dhoweynayay safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Washington ee caasimadda dalka Mareykanka Axmed Ciise Cawad, ย ayaa lagu qabtay...
Degmada Shangaani ee Gobalka Banadir ayaa waxaa Caawa ku dumay Dhisme laba Dabaq ah oo ay daganaayeen Dad shacab ah...
Horjooge Sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Hayโadda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA. Horjoogahaan oo...
Shir ay manta 29/08/2016ย iskugu yimaadeen Golaha Wasiirada Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa looga wada hadlay qodobo ay kamid yihiin siyaasadda,...
Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Kornel Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in...
Shirkadaha Dalalka Jabaan iyo Afrika ayaa magaalada Nayrobi ku kala saxiixday 73 heshiis Ganacsi, ujeedka heshiiskaasina waxa u yahay in...
Wasiirka socdaalka, jinsiyadaha iyo arrimaha qaxootiga dowladda Canada Honourable John McCallum oo ay wehliyaan Wasiirka Seyniska Honourable Dr Kristy Duncan,...
Ugu yeraan 45 ruux ayaa geeriyootay kadib markii qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay xero ciidan oo ku taala...
Ku-simaha Raโiisul Wasaaraha ahna Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u...
Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis...
Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho