Qaar ka mid ah bulshada ayaa u arka Bunka ama qaxwadu inay ka mid tahay caado dhaqameedka aan laga maarmin,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa baaq ku aaddan doorashooyinka 2016-ka dhacaya u diray qeybaha kala duwan...
Kulanka Khamiislaha ahaa ee golaha xukuumada Jubbaland oo uu maanta shir gudoomiyay madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam waxaa lagaga...
Wararka ka imaanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in qarax weyn laga maqlay meel ku dhow saldhid boolice oo ku...
Dabweyn ayaa ka kacay Gobalka Kaliforniya California ee dalka Maraykanka iyada oo ladaad gureynayo kumanan qoys oo ka mid ah dadkii...
Bandhiga Carwada Buugaagta ayaa maanta oo Arbaca ah ka furmay Magaalada Muqdisho, waana sanadkii labaad ee la qabto, waxaana ka...
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Fedraalka Soomaliya Mudane Xidhibaan Cabdirxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ku sugan Magalada Cadaado ayaa maanta la...
Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa ku qabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho shir caalami ah 13 – 15 ka August 2016. Shirka...
Gudoomiyaha degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhexe ayaa maanta xarigga ka jaray suuq laga hirgeliyay magaalada Warshiikh. Munaasabaddi lagu furayay suuqaasi...
Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa maanta xaruntooda magaalada Muqdisho ku kulmaya, iyagoo la filayo in ay ku soo dhameystiraan hawlaha horyaalla.Ee ka harsan...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho