Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashigab Caalamiga Prof. Abdullahi Sheikh Ali (Qalloccow) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb galay...
Markabkan sida shixnada gargaar islamarkaana dadka Masar iyo dowladooda ay ugu tala galeen shacabka Soomaaliyeed ayaa shalay kusoo xirtay dekadda...
Dowladda Kenya waxaa ay xoojinaysaa xiriirka dhanka difaaca ee kala dhexeeya wadanka China si dowladda China ay Kenya ugu caawiso...
Aqoon isweedaarsi ku saabsan joojinta gudniinka fircooniga ah oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Ifraax Foundation oo kaashanaysa wasaaradda haweenka...
Barnaamijka kulanka Soomaaliya ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa maanta looga hadlay afkaarta gurracan ee kooxda Shabaab...
Hillary Clinton ayaa xalay si rasmi ah u aqbashay in ay noqoto musharraxa xisbiga Demoqraaddig u matali doona doorashada madaxtinnimo...
Dukaamo ganacsi oo ay la haayeen muwaadiniin Soomaali ah ayaa lagu gubay dalka South Africa, kuwa Kalena waa lagu boobay...
Wasiirka Arimaha Gudaha xukumada Fadareelka Soomaaliya Mudane Abdirahmaan Maxamed Xusein odowaa ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shir Socondoono Sadax...
Waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa natiijada Imtixaanka Qaran ee ay Wasaarradda Waxbarashada Xukuumadda faderaalka Soomaaliya Qaaday Sanad Dugsiyeedka 2015-2016. Fadlan...
Muqdisho, 28th 2016….Maxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray shirka dib u eegista tacliinta sare ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho